Daawo Sawirada Sida maanta looga ciiday magaalada Jilib ay maamulaan Al Shabaab

Waxaa maanta si weyn looga ciiday inta badan gobolada Soomaaliya, waxaana salaada ciida lagu dukaday goobo fagaarayaal iyo masaajida waa weyn  oo ay isugu soo baxeen muslimiin badan. Goobaha sida weyn maanta looga ciiday waxaa kamid ah magaalooyinka iyo deegaanada ay maamulaan Al Shabaab , waxaana fagaarayaal waa weyn salaada ciida ku dukaday dadweyne aad … Continue reading Daawo Sawirada Sida maanta looga ciiday magaalada Jilib ay maamulaan Al Shabaab